Ciidamada Kenya oo dambiyo dagaal oo joogto ah ka geesanaya Gudaha Soomaaliya

Waxaa layaab noqotay in Wasiiradda Arrimaha Dibedda Kenya oo dhawaan la hadashay dhiggeeda Soomaaliya aysan kusoo qaadin duullimaadkii Khamiistii June 4, 2021 ciidamadooda ay markale ku duqeeyeen Ceel Cadde iyo Xisa-u-Guur ee gobolka Gedo. Duullaanka aan loo meel dayin waxay ku garaaceen guryo qoysas Soomaaliyeed oo hurday oo ay ku jiraan 8 carruur ah. Ergayga … Continue reading Ciidamada Kenya oo dambiyo dagaal oo joogto ah ka geesanaya Gudaha Soomaaliya